Wax badan ka ogow: Xubnaha waxaa laga yaabaa inay dhib kala kulmaan inay ka helaan daawooyinka farmasiyada qaarkood.

Dooro luuqad

Kusoo dhawoow CareOregon Dental.
Sideen ku caawin karnaa?

 

 

Waxaan nahay qorshaha caymiska ilkaha ee Medicaid ee siiya daryeelka ilkaha xubnaha Qorshaha Caafimaadka Oregon (OHP) ee degmooyika Multnomah, Clackamas, Washington iyo Tillamook.


Waxaan u adeegnaa:
Xubnaha Health Share of Oregon
Xubnaha Columbia Pacific CCO ee ku nool Degmada Tillamook

Haddii aad qabto su'aalo ku saabsan qorshahaaga Caymiska Ilkaha ee CareOregon, fadlan ka wac Kooxdayada Adeegga Macmiilka:
Degaanka: 503-416-1444
Lambarka wicitaanka bilaashka ah: 888-440-9912 ama TTY 711

Saacadaha shaqada: 8 g.h. illaa 5 g.d. Isniin ilaa Jimce

 

 

 


 

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!