Wax badan ka ogow: Xubnaha waxaa laga yaabaa inay dhib kala kulmaan inay ka helaan daawooyinka farmasiyada qaarkood.

Dooro luuqad

Wax badan akhri: Dheefaha barnaamijka Isku-xirka OHP ee lagu faahfaahiyey bogga guudmarka dheefahaaga.

Buuriga iyo caafimaadka afka

sigaar kal jabay.

Isticmaalka alaabta ay ku jirto tubaakada sida sigaarka, sigaarka buurbuuran, tubaakada aan qiiqa lahayn sida dhuuqista ama calalinta, ama qiiqa sigaarka ayaa waxyeelo u leh caafimaadka afka iyo guud ahaan caafimaadka labadaba. Sigaar cabista ayaa ah saddex meelood meel dhammaan dhimashada kansarka. Tubaakada aan qiiqa lahayn waxay sababi kartaa kansarka afka, cunaha iyo caloosha. Haddii aad isticmaasho wax kasta oo tubaakada ah, oo ay ku jiraan wax la neefsado, la kulanka dhakhtarka ilkaha ee baarista ilkaha ee sannadlaha ah ayaa xitaa ka sii muhiimsan. Waxay hubin karaan calaamad kasta oo kansarka afka ah.  


Saamaynta kale ee caafimaadka afka ee suurtogalka ah ee isticmaalka tubaakada:

  • Kansarka afka
  • Khatarta sii kordhaysa ee cudurada cirridka
  • Cirridka oo dib u noqda
  • Ilkaha iyo carrabka oo wasakhooba  
  • Dareenka dhadhanka iyo urta oo caajisa  
  • Bogsashada oo gaabis ah ka dib marka ilig laga soo saaro ama qalliin kale  

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!