Wax badan ka ogow: Xubnaha waxaa laga yaabaa inay dhib kala kulmaan inay ka helaan daawooyinka farmasiyada qaarkood.

Dooro luuqad

Wax badan akhri: Dheefaha barnaamijka Isku-xirka OHP ee lagu faahfaahiyey bogga guudmarka dheefahaaga.

Raajooyinka Ilkaha

farsomyaqaan tilmaamaya raajooyinka ilkaha.

Raajooyinka ilkuhu waa sawirada ilkaha iyo lafaha, oo waa qayb muhiim ka ah daawaynta ilkaha xataa haddii aanad ilig lahayn. Waxay muujiyaan meelo aan aragga ku muuqan waqtiga indhaha lagu fiirinayo. Waxa loo adeegsan karaa:

  • Baarista daloolada ilkaha
  • Baarista lafta hareeraha ilkahaaga si loo ogaado cudurka cirridka.
  • Helista dhibaatooyinka ka jira buuxitaano jira.
  • Raadinta waxyaabo aan caadi ahayn.

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!